Dab ayaa saaka ka kacay magaalada jigjiga

Waxaa lagu guulaystay daminta dab ka kacay goobka kamida suuqa ganacsiga ee xafada 2aad

Dabkan oo gaystay khasaare hantiyeed ayaa kacay saaka abaaro 5 tii subaxnimo

Gurmadka degdega ee dab damiska iyo ciidanka oo iskaashanaya ayaa ku guulaysteen xakamaynta iyo daminta dabkaasi

Ma jiro wax khasaare nafeed balse waxaa jirra burbur hantiyeed oo uu sababay dabkaasi.

Maamulka caasimada waxay u mahadcelinayaa gurmadka degdega ah ee dabdamiska iyo ciidanka oo si hagar la aana gurmadka ugu fidinaya badbaadinta hantida bulshada.

Share this Post