Duqa Caasimada ayaa kulan la qaatay gudiga maamulka xafiiska adeegbixinta magaalada.

Duqa Caasimada Eng siyaad abdi ahmed iyo ku xigeenkiisa Mudane Cali Maxamed Khaliif ayaa kulan la qaatay gudiga maamulka xafiiska adeegbixinta magaaladani jigjiga

kulankan ayaa looga hadlayey dardargelinta shaqooyinka xafiiska, xoojinta adeega bulshada, dabagalka iyo qiimaynta mashaariicaha iyo sidoo kale xoojinta nidaamka gudi ku shaqaynta xafiiska.

Madaxa Xafiiska Adeegbixinta Magaalada Eng Axmed Cumar Cabdilaahi ayaa masuuliyiinta Sare ee magaalada uga warbixinta guud ahaan shaqooyinka Xafiiska iyo mashaariicaha jidadka magaalada oo shaqadoodu socoto

Share this Post