Afurwaynaha Jigjiga

Assalamu Calaykum Waraxmutallahi Wabarakatuhu Walalshay/Wallaalkay Muslimka ahow ee kusugan caasimada Jijiga aan muujino Islaamnimo, Midnimo, walal Nimo ,

Muuji shacaa’irta islaamka oo so baxa.’

Jijiga grand iftar ,Afurwaynaha jijiga

Waxaa inoo balan ah 27. Oo kubeegan maalinta Khamista Iyo wadada wayn ee aayardaga

Soqaado afurkaaga un'afuri intaad awoodid

Saligaaaga salaadana horay usoqaado

Jazakalah khayr

La wadaag qoraalkan