Duqa Caasimada ayaa Maanta Kormeeray Xarumaha Caafimaadka Magaalada

Duqa caasimada Eng siyaad abdi Ahmed oo ay weheliyaan Madaxa arimaha siyaasada magaalada marwo ifraax rashiid iyo madaxa xafiiska caafimaadka magaalada Dr Abdirahman ali rafle ayaa maanta kormeer ku sameeyay hanaanka adeegbixinta xarumaha caafimaadka ee Aayardega iyo Dudahidi.

La wadaag qoraalkan