• Taariikh: Apr 26 2022
  • Xafiis: Duqa Maamulka Magaalada Jigjiga
  • Nuxurka

    Asalama calaykum muslimiinta casimada DDS si aan Kor uguqaadno Shacaa’irta islamka Fadlan kalay nagula afur wadada ayardaga maalinta 27 Ramadaan.

    Hooyo kasta hadii ay keento Afurka goobtan waxaan afursiin Karaa masaakiinta caasimada.